Mid kamid ah Madaxda Maamul Goboleedyada oo goordhaw Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa goordhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Laftagareen iyo xubnaha la socday waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Wasiiro iyo masuuliyiin kale .   Socdaalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa magaalada … Continue reading Mid kamid ah Madaxda Maamul Goboleedyada oo goordhaw Muqdisho soo gaaray (Sawirro)